Elementor complete course
About Course
“Assalamu Calaykum! Ku soo dhawow ‘Elementor Complete Course’ .
Haddii aad tahay bilow ama aad leedahay waayo-aragnimo yar oo la xiriirta dhismaha bogagga internet-ka, waxaad ka heli doontaa koorsadan faham buuxa oo ku saabsan Elementor. Koorsadani waxaad ku amba qaadi doontaa safar waxbarasho oo aad ku baran doonto sida loo dhiso bogag casri ah oo ka jawaabi kara baahiyaha macaamiishaada ama mashruucaaga.”
Qaybaha ugu waaweyn ee Koorsada:
- Horudhac Elementor – Maxaa kaaga baqanaya? “Koorsadu waxay ku bilaabanaysaa aasaaska Elementor. Waxaan kuu sharxi doonaa sida loogu shubto plugin-ka Elementor Waxaad sidoo kale ku ogaan doontaa qaybaha muhiimka ah sida ‘drag and drop’ iyo sida loo habeyn karo.”
- Habeynta Layouts iyo Widgets :“Marka aan u gudubno qaybta labaad, waxaan diiradda saari doonnaa sida loo habeeyo layouts-ka iyo widgets
- Dhisidda Wajiga ugu horreeya ee boggaaga: “Bogga hore waa midka ugu muhiimsan, waxaanan ku baraynaa sida loo dhiso bog hore oo soo jiidasho leh oo ka tarjumaya astaantaada ama shirkaddaada. Waxaan ku tusi doonaa sida loogu daro qaybaha ugu muhiimsan oo aynu ubaahanahay
- Responsive Design :“In boggaagu si wanaagsan ugu shaqeeyo dhammaan qalabka waa muhiim, gaar ahaan mobilada iyo tablets-ka. Waxaan si qoto dheer u baari doonnaa sida Elementor uu kuugu fududayn karo inaad boggaaga ka dhigto mid ‘responsive’ ah oo u muuqda heer sare qalab kasta oo loo isticmaalo.”
Qeebaha ugu dambeeya ee koorsada Waxaan ku baran doonaa 2 project .
- Website Agency – Waxaan sameyn doonnaa website loogu talagalay shirkad adeegyo kala duwan bixisa, sida web design, development, iyo UX/UI. Mashruucani wuxuu ku siin doonaa faham buuxa oo ku saabsan sida loo dhiso websaydh shirkadeed oo xirfad leh.
Course Content
Module 1:
-
Halkee lagu kaydinaa website-ka
05:01 -
Installing-Local-Flywheel
08:08 -
Overview-WordPress
09:59
module : Introduction Elementor
module 3:Xirfad Agency Project
Free Source
Student Ratings & Reviews
No Review Yet