WordPress Training course

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Complete WordPress Training :waa koorso bilow ah oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu barto sida loo dhiso website WordPress ah si sahlan. Haddii aadan horey u lahayn waayo-aragnimo dhanka web design-ka, koorsadan waxay ku baraysaa aasaaska WordPress laga bilaabo rakibidda ilaa habeynta boggagaaga.

Koorsadan  waxay daboolaysaa casharro fudud oo tallaabo-tallaabo ah, si aad si dhakhso leh u fahamto sida loo isticmaalo themes, plugins, iyo wax ka beddelka website-kaaga. Waa fursad fiican oo aad ku heli karto xirfado muhiim ah oo kaa caawinaya inaad si fudud u maamusho website-kaaga!

What Will You Learn?

  • Koorsadan WordPress wuxuu kaa caawin doonaa inaad barato dhismaha website-yo xirfadaysan, adigoo aan wax badan ka aqoon codadka (coding). Waxaad baran doontaa:
  • ✅ Introduction to WordPress
  • Waa maxay WordPress, maxaase loogu doortaa dhismaha website-yada?
  • Farqiga u dhexeeya WordPress.com vs. WordPress.org
  • ✅ Website Setup & Installation
  • Sida loo rakibo WordPress gudaha (locally) ama server online ah
  • Fahamka dashboard-ka WordPress iyo sida uu u shaqeeyo
  • ✅ Themes & Customization
  • Sida loo doorto loona rakibo theme
  • Customization-ka WordPress: Colors, Fonts, Logos, Layouts iwm
  • ✅ Plugins & Functionality
  • Waa maxay Plugins, sideese loogu daro website-kaaga?
  • Plugins muhiim ah sida SEO, Security, iyo Performance Optimization
  • ✅ Pages & Posts
  • Sida loo abuuro bogag (Pages) iyo maqaalada (Posts)
  • Farqiga u dhexeeya Pages iyo Posts
  • Categories & Tags
  • ✅ Menus & Navigation
  • Sida menus loogu daro loona hagaajiyo navigation-ka website-kaaga
  • ✅ Media & Content Management
  • Sida sawirro, videos, iyo files loogu daro website-ka
  • Tricks-ka lagu wanaajinayo loading speed-ka
  • Haddii aad rabto inaad sii hormariso xirfaddaada, kursiga xiga waa Elementor Complete Course, oo kuu ogolaanaya inaad dhisto website-yo casri ah oo design-koodu u eg yahay kuwa ay sameeyaan xirfadlayaasha! 🚀

Course Content

Module 1 : Introduction to WordPress

  • Introduction wordpress
    03:46

Module 2: Getting Started with WordPress

Module 3: Creating Content

Module 4: WordPress Block post

Module 5: Design and Customization

Module 6 MANAGE ADMINISTRATION

Module 7: CREATING WEBSITE USING GUTENBERG BLOCKS

Module 8: Errors & solve problems

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet